Weydiiso Dhakhtarka Suuaashaada!!!                                                    Suaalo iyo Jawaabo (Fatwa)
Menu

Who's Online

Login
Nickname

Password



Maxaa Cusub
3Suaalo iyo Jawaabo (Fatwa) Rb-al Thani 1428


 Waaniye Guestbook



 

 

 

Links

 Aflax

 Runta

 Duruus

 Tafiiq Masjid

 Maktabada Maanta

 Khalid Masjid

Anasheed

 Dacwah

 Islam Way

 Islaam Web

 Altaqwaa

 Golaha Imaamyada

Waaniye.com    
KA DHEERAANSHAHA SHUBHADA

Xalaashu waa cadahay, xaarantuna waa cadahay, waxaana jira arimo murugsan oo aan xalaal iyo xaaraan midna midna ku cadeeyn, dadka badankiisuna ka warqabin. marka ninka ka dhowrsada arimahaa shakigu ku jiro waxaa u badbaadey diintiisa iyo shaftiisa, ninkii arimaha shakiga ku dhacaana waa nin ku dhacay xaaraan oo kale sidii nin xoolo u foofiyey meel seero agteed ah, waxaa looga baaqa in xoolulu seeraha u dhacaan oo ay daaqaan. Hooyaay , ogaada in Boqor kasta leeyahay seero ama xirmooyin, seeraha Ilaahayna waa waxa uu xaaraantimeeyey. Hooyaay ogaada in jinka ay ku jirto waslad hilib ah oo hadii ay hagaagto jirkoo dhan baa hagaagaya, hadii ay xumaato jirkoo dhan baan xumaanaya. ogaada taasi waa qalbiga. Waxaa weriyay al-Bukhaari iyo Muslim. .

XURMADA MUSLIMKA

Waxaa laga weriyay ibnu Cumar A(illaha ka raali noqdee), inuu yiri Nebigu (s.c.w.) Waxaa lay amray inaan dadka la jihaado ilaa ay ka qiraan midnimada Alla iyo inuu isaga keliya yahay illaha xaqa ah, wixii ka soo haraana ee la caabudu ay yihiin ilaahyo been iyo baadil loogu hogaansan yahay ee aan xaqa aheyn, in laga hortagona ay waajib tahay, waxaa sidoo kale nebiga la amran iyo ilaa ay ka qiraan Nebinimada Rasuulka Ilaahay, salaada tukadaan, sakadana bixiyaan. Hadii ay sidaa yeelaan waxaa badbaadaya dhiigooda, iyo maalkooda wixii aan ka aheyn xaqa islaamka, wixii intaa ka dheeraaada Ilaahay baa ka xisaabaya. Waxaa weriyay al-Bukhaari iyo Muslim..
 


 Muxadaro ah Maqal  
-
Sheekha
Mowduuca/Dhageyso
1
Sheekh Cumar Faaruuq
2
Sheekh Maxamed Rashaad
3
Sheekh Maxamed Rashaad
4
Sheekh Maxamed Rashaad
5
Sheekh Xasan Ibrahim Ciise
6
Sheekh Xasan Ibrahim Ciise
7
Sheekh Xasan Ibrahim Ciise
8
Sheekh Xasan Ibrahim Ciise
9
Sheekh Xasan Ibrahim Ciise
10
Sheekh Xasan Ibrahim Ciise
11
Sheekh Xasan Ibrahim Ciise
12
Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil Haaruun
13
Sheekh Yuusuf Axmed
14
Sheekh Maxamed Idiris
15
Sheekh Cabdulbaasid Sh Ibraahim
16
Sheekh Cabdulbaasid Sh Ibraahim
17
Sheekh Axmed Faarax Garaase
18
Dr Axmed Daahir Aweys
19
Sheekh Nuur Sh Cabdullaahi Cali
20
Sheekh Nuur Sh Cabdullaahi Cali
21
Sheekh Nuur Sh Cabdullaahi Cali
22
Sheekh Xasan Cabdi Mursal
23
Dr Maxamed Cabdullaahi
24
Sheekh Axmed Cabdi Aadam
25
Sheekh Maxamed Cumar Sheekh
26
Sheekh Axmed Cabdi Samad
27
Sheekh Maxamed Shaafici Khaliif
28
Sheekh Cabdirixmaan Aadan Jaamac
29
Sheekh Maxamuud Cabdirixmaan
30
Sheekh Maxamed Xasan
31
Sheekh Maxamed Macalin Abshir
32
Sheekh maxamed Daauud Faarax
33
Sheekh Cabdalla Macalin Cabdiraxmaan
34
Sheekh Maxamed Fariin
35
Sheekh Maxamed Fariin
36
Sheekh Cali Towxiid
37
Sheekh Cabdi Qani Qardhawi
38
Sheekh Ibrahim Dheere
39
Sheekh Axmed Cabdi Aadam
40
Ustaad Cabdirisaaq (abuu maxamed)
41
Sheekh Cumar Faaruuq
42
Sheeskh Maxamed Macalin Abshir
42
Sheekh Nuur Sheekh Cabdullaahi
43
Sheekh Maxamed Rashaad
44
Sh Mustafa Xaaji Ismaciil
46
Sheekh Cabdiraxmaan Abyad
47
Sheekh Cabdiraxmaan Abyad
48
Sh Nuur Macalin C/raxmaan
49
Sh Nuur Macalin C/raxmaan
50
Sh Nuur Macalin C/raxmaan
51
Sheekh Cali Maxamed Saalax
52
Sh Maxamed Macalin Abshir
53
Sheekh Xasan Cabdi Mursal
54
Sheekh Xasan Turki
55
Sheekh Fu'aad C/Raxman & Sheekh Abuu Mansuur

Saxiix Al-bukhari                          
 
 
Cabdullaahi ibnu Mascuud Allaah haka raali noqdee Nabiga (SCW) wuxuu yiri:

"Qofka Muslimka caydiisu waa faasiqnimo, dilkiisuna waa (camal) gaalnimo."

Saxiix Al-bukhari..
Muxaadaro                        
 

-
Sheekha
Mowduuca/Dhageyso
1 Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil. Daahirinta Nafta 
2 Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil Qisadii Nabi Yusuf cs 1
3 Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil Qisadii Nabi Yusuf cs 2
4 Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil Qiimaha Adduunka
5 Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil Sabarka oo la badiyo
6 Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil Nafta iyo shahwaadkeeda
7 Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil Nafta iyo Shahwaadkeeda 2
8 Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil Hamiga qofka muslimka
9 Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil Khilaafka Qoyska iyo xalkiisa
10 Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil Saaca wa Saaca
11 Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil Warbaahinta
12 Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil Baraaruga Islaamka
13 Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil Dumarkii lagu sheegay Quranka
14 Sh Maxamed Cabdi Umal Dhibaatooyinka Qoyska
15 Sh Maxamed Cabdi Umal Adaabta Furiinka
16 Sh Maxamed Cabdi Umal Waajibaadka Saaran Dumarka
17 Sh Maxamed Cabdi Umal Balantii uu Rasuulka lagalay Dumarka
18 Sh Maxamed Cabdi Umal Astaamaha wadada janada
19 Sh Maxamed Cabdi Umal Qabiilka & Qabyaalada
20 Sh Maxamed Cabdi Umal Qabiilka iyo Qabyaaladda2
21 Sh Maxamed Cabdi Umal Ku sugnaanta Diinta Alle
22 Sh Maxamed Cabdi Umal Nolosha dhabta ah
23 Sh Maxamed Cabdi Umal Wanaaga Diinta Islaamka
24 Sh Maxamed Cabdi Umal Naftaadda miizaan
25 Sh Maxamed Cabdi Umal Xaquuqda labada isqaba
26 Sh Maxamuud Shible Al Cawaasim Wal Qawaasim
27 Sh Maxamuud Shible U baari noqoshada Waalidka
28 Sh Maxamuud Shible Kala Noolaanshaha labada isqaba
29 Sh Maxamuud Shible Weyneynta Xaduudka Alle
30 Sh Maxamuud Shible Xaaladaha ad adag
31 Sh Maxamuud Shible Is Xasadka
32 Sh Maxamuud Shible Xadgudubka fahanka diinta
33 Sh. Abdirashiid Sh. Ali Maalinta Qiyaamo
34 Sh. Abdirashiid Sh. Ali. Fadliga Quraanka Kariimka
35 Sh. Abdirashiid Sh. Ali. Fadliga Sabarka
36 Sh Maxamed Idiris Ku sugnaanta Diinta
37 Sh Maxamed Idiris Xalku waa islaam
38 Sh Maxamed Idiris Caqiidada iyo raadka ay ku leedahay
39 Sh Maxamed Idiris Isgu Kaalmaysiga Khayrka
40 Sh Maxamed Rashaad Maxaa Xigga Geerida
41 Sh Maxamed Rashaad Quruxda gabadha Muslimada ah
42 Sh Maxamed Rashaad Sharafta qofka muminka ah
43 Sh Maxamed Rashaad Sababaha ay umadeena ku hor
44 Sh Maxamed Rashaad Gabdhaha Suubah
45 Sh. C/qaadir Muumin Walaaltinimada Islaamka
46 Sh. C/qaadir Muumin Ku toosnaanta Manhajka Allaah
47 Sh. C/qaadir Muumin Tarbiyadda Caruurta
48 Sh Maxamed Axmed Rooble Ahlu Janaha
49 Sh Maxamed Axmed Rooble Ahlu Naarka
50 Sh Maxamed Axmed Rooble Sababaha ay muslimiinta
51 Sh Maxamed Axmed Rooble Sixirka
52 Sh Maxamed Axmed Rooble Qabyaalada
53 Sh Maxamed Axmed Rooble Waano
54 Sh Maxamed Axmed Rooble Xajj iyo Cumro
55 Sh Maxamed Axmed Rooble Goor danbe ayaad ogaan doontaan
56 Sh.Cumar Faaruuq Xajjka iyo Acmaashiisa
57 Sh.Cumar Faaruuq Al Israa Wal Micraaj

Waaniye.com
 

   Dadka Soo Islaamay

   Dr Yusuf Marshaale 

  Su,aalo & Jawaabo Cafimaad

  Su,aalo & Jawaabo Diini ah

  Waaniye Guestbook

  Xikmad

 Waano

  Maqaalo

  Caqiido

  Caruurta

  Muxaadaro Qoraal ah

  Xadiis


Info

......

 Tell a Friend   Add to Favorites


Quran Audio
 Qaaf             Kahf                    Anfal                     Towba               Maryam      
 

Vote

 


Maamulka (Waaniye)
Waxaa Online ah Maamulka 0

Ducooyin

 Duco(Mustajaab)

 Duco(haabeen & Maalin)

 Duco(Culimo kala duwan)


 Dhalinyarada (Maqaalo)

Siirada Asxaabta

Gabdhaha Muslimiinta ah

 

 
 
Copyright © 2006 waaniye.com

Waaniye.com