Welcome to Waaniye guestbook
(:: Home ::)

Click here to sign the guestbook
1
June 17, 2008 - 09:23 PM
maxamed cabdi salaam maxamed( abumascuud)
maxamed933@hotmail.com http://waaniye.com

  asc alle ha nika ajarsiiyo dhamaan sida aad ugudadaaleesaa diinka islaamka

kuna bishaareesta hadalkii nabigeena muxamed scw waxuu yiri nabga scw:( qofkii dadga uguyeeraa hanuun waxuu leeyahay ajir iyo qofka sooraacay ajirkiisa waxna lakamanusqaaminaayo .....)

alle ajir badan hanigasiiyo maalinta laqaawanyahay laqatanyahay alle hanigubadbaadiyo maalinkaas

aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaamin

jazaakumulaahu qayr
Delete entry # 1
2
June 17, 2008 - 09:18 PM
abumascuud
abumascuud10@hotmail.com http://waaniye.com

  asc alle ayaa mahada iskaleh

alle haniga abaalmariyo sida wayn aad diinka islaamka aad gudadaaleesiin

codsi

waxaan nikacodsanaayaa si lookasiifaaido in loo badalo mp3 dhageesiga

jzk
Delete entry # 2
3
May 30, 2008 - 08:56 PM
cabduraxiim hilowle
abdirihiin1@hotmail.com

  maanshalaah waxaan aad ugu farxsanahaay in bulsahda islaamka ka faaidaysato medieaha iyo websiteyada webkan oo kale mudo ayaan raadinayay balse caawa ayaa nasiibku ii samaaxay web diinta islaamka falaaqaynaya su,aalaahagana jawaabo kaa siinaya waxaan ahay in ku nool dhul aanay culumo ad iyo aad u waawayn ama u diyaara fidinta diinta joogin waxaa la kulmaa oo keliya iidaha iyo maalmaha jimcaha waana kala yaacaayaa markaa inaan halkan ka qaato duruus iyo arimo muhiima waan ku farxsanahay
Delete entry # 3
4
April 23, 2008 - 12:09 PM
Bintu Ma7amed A7med Nuur

  asalamu caleykum wr wb ikhwah wal aqwaat bacda taxiyah mash allah wabka waa wab fiican oo aad igu riyaqan waayo waxaan ka faideyan casharo taxan ah mash allah waxaan idin lehyahay dadalkiina sii wada wajazakumulaha kher jazaa walaal wabka ka shaqeyaa aad baan igu faideyna wanawarahalhu qabrakumu wasalamu caleykum wr wb
Delete entry # 4
5
April 23, 2008 - 12:07 PM
sahra

  Mahad Illaahay baa iska leh, isaga ayaan u mahad naqaynaa, isaga ayaan gargaar weydiisanyanaa, isaga ayaan dambi dhaaf weydiisanaynaa, isagaan u toobadkeenaynaa,isagana ayaan kamagan galeynaa ciqaab innagaga timaadda xummaanta ay nafaheennu kasbadeen, iyo camallada xun xun ee aynu samaynayno. Qofka Illaahay hanuuniyo ma jirto cid kale oo lumin kartaa, qofka lumana ma jirto cid kale oo hanuunin kartaa. Waxaan caddaynayaa in aanu jirin Illaah xaq lagu caabudaa Allah mooyaane, waa keligii mana laha wax lala caabudo. Waxaan kale oo aan caddaynaynaa in Muxammad uu yahay Addoonkii iyo Rasuulkii (ergeygii) Illaahay
Delete entry # 5
6
April 23, 2008 - 12:02 PM
SaHRa

  asc wabkiinu wa waeb fiican
Delete entry # 6
7
April 13, 2008 - 01:22 AM
Nasra Cabdi
umuharuun@hotmail.com

  aslama calayku, ilahay waxaan idiinka baryayaa in uu xasandkiina idiinku daro. waa web aad u ficaan ,lakiin waxaan anigu shiqsi ahaan codsanaya webka in maxadiiroyinka daciyiinta salafiga somaliyeedna lagu soo daro,sida sh Barbaraawi,cabdi kariim Xassan Xoosh,cuthmaan macaliin iyo wixii la manhaj ah.................wcm wr wb
Delete entry # 7
8
March 02, 2008 - 01:01 PM
sucaad
bintabdirahman@yahoo.com

  Asalamu caleykum waraxmatulaah wabarakaatu. Ilaahay ha idinka abaalmariyo dadkii websitekan qiimaha badan soo diyaariyay. Anagana ilaah hanaga dhigo kiwii ka faaideysta.
Delete entry # 8
9
February 21, 2008 - 05:09 PM
FaadumaH

  Ascwrwb Maashallah Webka waa fiicaan yaahy Allah ha idinka abaal mariyo..جزاكم الله خيراجزه
والسلام عليكم ورحمةالله وبركات
Delete entry # 9
10
February 13, 2008 - 02:30 PM
MAESE
realmann12@yahoo.com

  asc wrwb insha allaah dadaalkiina wada waa muhim insha allaah
Delete entry # 10
[Top] Page # 1  2  3  4  [Bottom]

·