|
Waxaa Ku socota Shaqo!!!g!!
| |
|
Wergelin:Walaal hadaad qabto su,aal marka hore ka fiiri qaybahaan, hadaad ka waydo jawaabihii hore soo waydii markaas dhaqtarka adigoo mahadsan.
Weydiimo iyo Wercelino ku saabsan caafimaadka
| ::Qeybta Dhakhtarka |
|
Dr Yusuf Abdulkadir Marshaale |
 |
| Waydiimo iyo Wercelino ku Saabsan Caafimaadka |
Dr: Yusuf Abdulkadir Marshaale
|
A.C.
Magacaygu waa Dr: Yusuf Abdulkadir Marshaale. Waxaan ka shaqeeyaa cisbitaalka Southern Alvsborg Hospital, oo ku yaala magaalada Boras, Sweden. Waxaan ahay dhaqtar caruurta iyo daawada guud. Wixii weydiimo ah oo ku saabsan daawada guud, caruurta iyo weydiimaha guud ee ku saabsan caafimaadka iyo la xiriirka ruggaha caafimaadka waxaan isku dayayaa inaan idinkaga soo warceliyo. Ka warcelinta weydiimaha maaha mid bedeli karta la kulanka dhaqtarkaaga. Waxaan filayaa sida ugu dhaqsaha badan inaan warcelin ka soo bixiyo weydiimihiina. Waxaan idinka raali gelinayaa haddii ay dhacdo inaan idinkala soo daaho jawaabta.
|
|