Qaybta 3aad:   Waanooyin iyo talooyin ka yimid dad soo islaamay

Home

Quran

Tafsiir

Duruus

Muxaadaro

Contact Us

 

Menu

   Home

  Quran

  Tafsiir

  Duruus

  Muxaadaro

  Contact Us

Current Stats                  

Total Visits:    

Online Visitors:

 

 

   Dr  Yusuf Marshaale

  Suaalo iyo Jawaabo Diini Ah

  Suaalo & Jawaabo Cafimaad

  Xikmad

 Waano

  Maqaalo

  Caqiido

  Caruurta

  Muxaadaro Qoraal ah

  Xadiis

Maxaa Cusub?

Soomida Bisha Shacbaan
  Waxaa Qoray Bahda Waaniye.
---------------------------------

 
Ma is miisaan tay ?
 Waxaa Qoray Abii Cubeyda.
----------------------------------

 
Waano Qeybtii 10aad
  Waxaa Qoray Bahda Waaniye.
-------------------------------

 

Waydiimo iyo Wercelino ku Saabsan Caafimaadka

XANUUN IGA HAYA
CALOOSHA

  WALAAL WAXAAN AHAY HAWEENAY........

---------------------------------

 

Dhanjafka
 waxaan doonayaa inaad iiga jawaabto..

----------------------------------

 

Hormoonadaada u baahay
  walaal waxaan ahay haweenay soomaliyeed...

-------------------------------

 

LINKS

  Hay'adda Kafaalo

  Waaniye

  Aflax.net

  Somalisunnah

  Kulannet

  Boqolsoon

  Islamway

  Sultan.org

  Duruus.com

  Axaadiis

  Hanuun

 

Copyright ® 2006
Waaniye.com
All Rights Reserved

Maxaad jeceshahay in lagu soo kordhiyo Waaniye.com?

Caqiido.
Xikmad.
Maqaalo.
Waano.

View Result

Tafsiirka Quraanka

 Horudhac & Fatixa            Baqara1-16                    Baqara 17-34                     Baqara 34-57              Baqara 57-70      

... More >> Riix Halkan

 

   Xadiis

10-Abuu Hurayrah (A.K.R) wuxuu yiri: Nabigu (S.C.W) wuxuu yiri: ´´Alle weyne kor ahaaye, wuu ku qoslaa labo nin oo midkooda hore kan kale dilay labaduna jannada wada gali doonaan (dhimashadooda kaddib). Midkood oo horay loodilay isagoo jidka Alle u diriraya jannadii buugalay. Markaa kaddib, buu Alle u naxariisanayaa kii wax dilay kaa oo gali Islaamka, oo u diriri jidka Alle oo loo dilayana (sidaana isna jannada kugalaya). Bukhaari iyo Muslim)

Muxaadarooyin

Fadliga Quraanka    Fadliga Sabarka     Maalinta Qiyaamo     Maxaa Xigga Geerida Gabdhaha Suuban Tarbiyadda Caruurta Manhajka Allaah Walaaltinimada         Qisadii Nabi Yusuf cs 1 Qisadii Nabi Yusuf cs 2 

Muxaadarooyin

Qiimaha Adduunka     Nafta iyo shahwaad-  Nafta iyo shahwaad- 2Dumarkii lagu sheegayQabiilka & Qabyaalada

Ku sugnaanta DiintaNolosha dhabta ahWanaaga Diinta  Naftaadda miizaan 


 


     Waanooyin iyo talooyin ka yimid dad soo islaamay       

 

                                   Qaybta 3aad        

 

Waanooyin iyo talooyin ka yimid dad soo Islaamay, waxaana ay waanooyinkaas ku socdaan, dadka aan Islaamka ahayn, dadka aan Islaamka ku dhaqmin iyo dadka Islaamka ku dhaqma.

 

 

Sedexdan talo ayuu Omar u soo jeedinayaa dadka muslimiinta ah:

 

1-Macnaha nolosha: Qofka doonaya in uu ogaado macnaha rasmiga ee nolosha waa in uu aqristo oo ku dadaalo aqriska Quraanka kariimka. Meeshaas ayaad ka heleysaa macnaha nolosha. Waxaan ogahay in haddii dadka muslimiinta ah ee aan luqada af carabiga aysan ahayn luqadoodii hooyo, ay heli karaan quraanka oo lagu turjumey qofka luqadiisa, markaas ayaad waxaad si fiican aad u ogaan kartaa macnaha nolosha.

 

2-Qofka aanan ku dhaqmin diinta islaamka ee muslimka ah: Dadka muslimiinta ahi  waa iney ka muuqato muslinimadiisa cibaado ahaan & dhaqan ahaanba, waan in uu qofku iskula wenyahay Muslinimadiisa iyo Diintiisa. Dadku ha bartaan oo hana jecleedaan luqada af carabiga. Dadka muslimka waa iney fakeraan oo ay diintooda ku dhaqmaan inta ay goori goor tahay oo uusan waqtigu kugu dhicin.

 

3-Walaaha muslimiinta ee aduunka oo idil: Dadka muslimiinta oo idil oo kala jooga qaaradaha kala duwan ee adduunka waa Walaalo, may kala laha xaduudooyin, Dowlado ama qaruumo kala duwan. Dhamaantood waad dad Muslim ah oo walaalo ah.

 

 

 

Omar; oo dhashey 1950.

Shaqadiisuna waa Baare.

Waxuuna soo muslimey 1998.

Una dhashey dalka Island

 

 

 

 

1- Macnaha nolosha: Waxaan u soo jeedinayaa dadka Muslimiinta ahi iney yeeshaan dulqaad oo u sabraan dadka aan ku dhaqmin Muslinimada ama aanaan aheyn dad Muslimiin ah. Si degen oo qabow dadka wax ugu sheegaan, oo dadka hadalka yaanan lagu kululeynin marka loo wacdiyayo oo wax loo sheegayo. Hadalka kiisa degen oo qabow ayaa lagu gaaraa horumar. ALLE (swt) waxuu quraankiisa ku yiri " si degen oo maskax wanaagsan leh ugu sheega oo ugu gaarsiiye jidka ALLE. 

 

2-Qofka aanan ku dhaqmin diinta islaamka ee muslimka ah: waxaan u soo jeedinyaa qofkaas in maskaxdiisa oo degen uu baaro oo ka fekero nolosha meesha u danbeysa. Waxaa qofka looga baahan yahay in si caqlimo ay ku jirto uu wax isaga bedelo noloshiisa oo si tartiib tartiib ah uu wax u barto aqoonta Diinta Islaamka si jidkii saxa ahaa uu ugu soo dhaco.

 

3-Walaaha muslimiinta ee aduunka oo idil: Ha ka baqina masawirka & barabogaandada  qaladka ah oo ay warbaahinta aduunka ay ka bixiyaan. Runtii ma aha in laga baqo dadka Muslimiint ah. Diinta Islaamku waa Diin nabadeed. dadkuna waxey ku fiican yihiin i ay Diinta Islaamka ay bartaan oo ay cilmi kastaana bartaan.

 

 

 

Marco Andersson, oo dhashey 1971,.

Master of polical science..

Soona muslimey 1997

Una dhashey dalka Finland

 

 

 

 

1-Macnaha nolosha: Dadka oo idil iyo caruurteydaba waxaan kula talin lahaa iney Diinta Islaamka ay qalbigooda ay ku qabtaan oo ay sameeyaan sidii Alle uu doonayo oo mar walbana aan xasuusnaano Illaahey.

 

2-Qofka aanan ku dhaqmin Diinta islaamka ee Muslimka ah: Waxaan u soo jeedinyaa dadkaas iney yimaadaan masaajidka oo ay bartaan Diinta Islaamka oo ay weydiiyaan dadka wadaada ee Diinta yaqaan si ay Diintii si fiican ay u bartaan oo ugu dhaqmaan.

 

 

3-Walaaha Muslimiinta ee adduunka oo idil:  Walaaha Muslimiinta ah waxaa looga baahan yahay in si wadajir ah ay isula shaqeeyaaan , oo aysan iyagu isku dhicin oo aysan isaga hor imaan. Waa inaan isu naxariisano oo aan hadalada wanaagsan aan is weydaarsano oo aan daacad u noqono Diinta Islaamka. War Illaahey halaga baqo oo Diinta si fiican ha loo barto. Musliminida ha la weyneeyo oo kor ha loo qaado. Dalalka Islaamta ee masawir qalad ka bixinaya Diinta Islaamka ha joojiyaan oo taas waa qalad. dadkuna Diintooda si wanaagsan ha bartaan oo quman. War Alle halaga baqo.

 

 

Camilla (Aminah) oo dhalatey 1973.

Macalimada xanaanada caruurta.

Soona muslimtey 1998.

Una dhalatey dalka Demark

 

 

 

 

 

 

Copyright © 2006 waaniye.com
Waaniye.com