Home

Quran

Tafsiir

Duruus

Muxaadaro

Contact Us

 

Menu

   Home

  Quran

  Tafsiir

  Duruus

  Muxaadaro

  Contact Us

Current Stats                  

Total Visits:    

Online Visitors:

 

 

   Dr  Yusuf Marshaale

  Suaalo iyo Jawaabo Diini Ah

  Suaalo & Jawaabo Cafimaad

  Xikmad

 Waano

  Maqaalo

  Caqiido

  Caruurta

  Muxaadaro Qoraal ah

  Xadiis

Maxaa Cusub?

Soomida Bisha Shacbaan
  Waxaa Qoray Bahda Waaniye.
---------------------------------

 
Ma is miisaan tay ?
 Waxaa Qoray Abii Cubeyda.
----------------------------------

 
Waano Qeybtii 10aad
  Waxaa Qoray Bahda Waaniye.
-------------------------------

 

Waydiimo iyo Wercelino ku Saabsan Caafimaadka

XANUUN IGA HAYA
CALOOSHA

  WALAAL WAXAAN AHAY HAWEENAY........

---------------------------------

 

Dhanjafka
 waxaan doonayaa inaad iiga jawaabto..

----------------------------------

 

Hormoonadaada u baahay
  walaal waxaan ahay haweenay soomaliyeed...

-------------------------------

 

LINKS

  Hay'adda Kafaalo

  Waaniye

  Aflax.net

  Somalisunnah

  Kulannet

  Boqolsoon

  Islamway

  Sultan.org

  Duruus.com

  Axaadiis

  Hanuun

 

Copyright ® 2006
Waaniye.com
All Rights Reserved

Maxaad jeceshahay in lagu soo kordhiyo Waaniye.com?

Caqiido.
Xikmad.
Maqaalo.
Waano.

View Result

Tafsiirka Quraanka

 Horudhac & Fatixa            Baqara1-16                    Baqara 17-34                     Baqara 34-57              Baqara 57-70      

... More >> Riix Halkan

 

   Xadiis

10-Abuu Hurayrah (A.K.R) wuxuu yiri: Nabigu (S.C.W) wuxuu yiri: ´´Alle weyne kor ahaaye, wuu ku qoslaa labo nin oo midkooda hore kan kale dilay labaduna jannada wada gali doonaan (dhimashadooda kaddib). Midkood oo horay loodilay isagoo jidka Alle u diriraya jannadii buugalay. Markaa kaddib, buu Alle u naxariisanayaa kii wax dilay kaa oo gali Islaamka, oo u diriri jidka Alle oo loo dilayana (sidaana isna jannada kugalaya). Bukhaari iyo Muslim)

Muxaadarooyin

Fadliga Quraanka    Fadliga Sabarka     Maalinta Qiyaamo     Maxaa Xigga Geerida Gabdhaha Suuban Tarbiyadda Caruurta Manhajka Allaah Walaaltinimada         Qisadii Nabi Yusuf cs 1 Qisadii Nabi Yusuf cs 2 

Muxaadarooyin

Qiimaha Adduunka     Nafta iyo shahwaad-  Nafta iyo shahwaad- 2Dumarkii lagu sheegayQabiilka & Qabyaalada

Ku sugnaanta DiintaNolosha dhabta ahWanaaga Diinta  Naftaadda miizaan 


 

 

| 00 | 01 | 02 | 03 | 04 | 05 | 06 | 07 | 08 | 09 | 10 |

          
Waano (QEYBTII 1AAD)             

 

 

Halkaan waxaan idinkugu soo gudbinaynaa waanooyinka aan hadba isleenahay waa laga faa,iidaysanayaa, hadaba hadaad hayso waano anfacaysa ummadda islaamka guud ahaan gaar ahaan ummadda soomaaliyeed, noo soo gudbi si aan u gaarsiino, adigoo mahadsan.

Nabi Maxamed (Õáì Çááå Úáíå æÓáã) wuxuu ummadaan ka cabiray in ay tahay hal jiroo haddii ay meeli xanuunto ay meesha kale la danqanayso, waxaa dhammaantood mideeya magicii uu Allaah u bixiyey oo ah Muslimiin.

Rasuulku  (Õáì Çááå Úáíå æÓáã) maalin ayuu rag meel jooga soo ag maray, markaasuu ku yiri”yaad tihiinWaxay dheheen”Muslimiin ee yaad adigu tahay markaas ayuu nabigeena  (Õáì Çááå Úáíå æÓáã) Yiri”Rasuulkii allaah”.

Hadaba waxaan idiin soo gudbinaynaa, waanooyin ku qoran kitaabka siirada ee Ar-raxiiq Al-makhtuum, oo aan rajaynayno in laga faa,iidaysto. Intaanan gelin siiradaas bal ayaadan quraanka ee ku jirta suuradda al-Xajj aayadda 41aad bal  fiiriya, illaahay quraankiisa wuxuu ku yiri:-

ÇáøóÐöíäó Åöäú ãóßøóäøóÇåõãú Ýöí ÇáúÃóÑúÖö ÃóÞóÇãõæÇ ÇáÕøóáóÇÉó æóÂÊóæõÇ ÇáÒøóßóÇÉó æóÃóãóÑõæÇ ÈöÇáúãóÚúÑõæÝö æóäóåóæúÇ Úóäö ÇáúãõäúßóÑö æóáöáøóåö ÚóÇÞöÈóÉõ ÇáúÃõãõæÑö

 Waana kuwaan makanino(dhaxalsiino) Dhulka ooga Salaadda oo bixiya Zakada oo fara wanaagga oo ka reeba xumaanta.Eebaana iska leh cidhibta arimaha.

Hadaba dhulalka Muslimiinta ama gaar ahaan dhulkeena Soomaaliya meeqa ayaa ku dhaqanta ayaadaas, Illaahoow ceebteena astur Adduun iyo Aakhiro aamiin.

Waxaa la yiri waagii Falastiin la qabsaday ayaa waxaa wada hadlay nin yahuudda ka tirsan iyo nin Falastiin ah, waxaana uu yiri: kii Falastiinka ahaa yahuud waa laga kicinyaa dhulka falastiin mar sadexaad, mar dambena na qabsan maysaan, ninkii yahuudka ahaa wuxuu ku jawaabay:- waa runtaa laakiin jiilkiina ma ahan, ee waxaa na qaadaya jiilka Salaadda Subaxa ah u tukanaya sida ay u tukadaan salaadda jimcaha.

Haddaba  marka Salaad ma oognaa waa may, sakadda haba sheegin, wanaag la is faro xagee joogaa, xumaanta oo layska reebo, waaba lagula dagaalamayaa, Illaahay aan ka baqno, oo waxaan ku jirno aan ka baxno, oo maxaan ku jirnaa, waxaan ku jirnaa qabyaalad, gobalaysi, dil ,dhac, boob iyo xumaan oo dhan.Illaahay waxaan ka baryaynaa inuu xaqa na waafajiyo, aamiin.

 

 

Bahda waaniye.com

 

 

 

Copyright © 2006 waaniye.com
Waaniye.com