Xasuusin :Soomida Bisha Shacbaan.

Home

Quran

Tafsiir

Duruus

Muxaadaro

Contact Us

 

Menu

   Home

  Quran

  Tafsiir

  Duruus

  Muxaadaro

  Contact Us

Current Stats                  

Total Visits:    

Online Visitors:

 

 

   Dr  Yusuf Marshaale

  Suaalo iyo Jawaabo Diini Ah

  Suaalo & Jawaabo Cafimaad

  Xikmad

 Waano

  Maqaalo

  Caqiido

  Caruurta

  Muxaadaro Qoraal ah

  Xadiis

Maxaa Cusub?

Soomida Bisha Shacbaan
  Waxaa Qoray Bahda Waaniye.
---------------------------------

 
Ma is miisaan tay ?
 Waxaa Qoray Abii Cubeyda.
----------------------------------

 
Waano Qeybtii 10aad
  Waxaa Qoray Bahda Waaniye.
-------------------------------

 

Waydiimo iyo Wercelino ku Saabsan Caafimaadka

XANUUN IGA HAYA
CALOOSHA

  WALAAL WAXAAN AHAY HAWEENAY........

---------------------------------

 

Dhanjafka
 waxaan doonayaa inaad iiga jawaabto..

----------------------------------

 

Hormoonadaada u baahay
  walaal waxaan ahay haweenay soomaliyeed...

-------------------------------

 

LINKS

  Hay'adda Kafaalo

  Waaniye

  Aflax.net

  Somalisunnah

  Kulannet

  Boqolsoon

  Islamway

  Sultan.org

  Duruus.com

  Axaadiis

  Hanuun

 

Copyright ® 2006
Waaniye.com
All Rights Reserved

Maxaad jeceshahay in lagu soo kordhiyo Waaniye.com?

Caqiido.
Xikmad.
Maqaalo.
Waano.

View Result

Tafsiirka Quraanka

 Horudhac & Fatixa            Baqara1-16                    Baqara 17-34                     Baqara 34-57              Baqara 57-70      

... More >> Riix Halkan

 

   Xadiis

10-Abuu Hurayrah (A.K.R) wuxuu yiri: Nabigu (S.C.W) wuxuu yiri: ´´Alle weyne kor ahaaye, wuu ku qoslaa labo nin oo midkooda hore kan kale dilay labaduna jannada wada gali doonaan (dhimashadooda kaddib). Midkood oo horay loodilay isagoo jidka Alle u diriraya jannadii buugalay. Markaa kaddib, buu Alle u naxariisanayaa kii wax dilay kaa oo gali Islaamka, oo u diriri jidka Alle oo loo dilayana (sidaana isna jannada kugalaya). Bukhaari iyo Muslim)

Muxaadarooyin

Fadliga Quraanka    Fadliga Sabarka     Maalinta Qiyaamo     Maxaa Xigga Geerida Gabdhaha Suuban Tarbiyadda Caruurta Manhajka Allaah Walaaltinimada         Qisadii Nabi Yusuf cs 1 Qisadii Nabi Yusuf cs 2 

Muxaadarooyin

Qiimaha Adduunka     Nafta iyo shahwaad-  Nafta iyo shahwaad- 2Dumarkii lagu sheegayQabiilka & Qabyaalada

Ku sugnaanta DiintaNolosha dhabta ahWanaaga Diinta  Naftaadda miizaan 


 

 

| 00 | 01 | 02 | 03 | 04 | 05 | 06 | 07 | 08 | 09 | 10 |

            Waano (QEYBTII 5AAD)             

 

 Waxbarasho iyo barbaarin

 

 

Nabiga (صلى الله عليه وسلم wuxuu si joogta ah waxbarasho iyo barbaarin u siin jiray, Asxaabtiisa isagoo naftooda daahirin jiray oo ku boorin jiray dabeecadaha san, wuxuuna ku edbin jiray kalgacalo,walaalnimo, sharaf ,cibaado iyo wax maqal.

Hadaba waxaan qaybo kasoo qaadanayn axaadiis ka hadlaya arinta aan soo sheegnay ee ah dabeecada san.

Nin baa maalin su,aalay Nebiga (صلى الله عليه وسلم) Maxaa islaamka u khayr badan? Wuxuu yiri: Inaad wax quudiso oo siiso raashin oo aad u fidiso salaan iyo nabaadin(macnaha aad tihraahdo As-Salaamu calaykum) ciddii aad taqaan iyo ama aadan aqoonba.

Cabdullaahi bin salaam wuxuu yiri: Markii Rasuulkku  (صلى الله عليه وسلم) Madiina yimid baan u imid, saa markii aan wajigiisa arkay baa waxaa ii caddaatay inuusan wajigiisy weji beenlow ahayn.

Wuxuu yiraahdana waxaa u horreeyay:”Dadoow faafiya salaanta iyo nabaadiinada dhexdiinna, quudiya oo siiya cunto baahnaha, xiriiriya qaraabada,tukada habeenkii(salaatu leyl) inta dadku hurdaan, markaas waxaad nabad ku geli doontaan Jannada,e.”

 

Nabiga (صلى الله عليه وسلمwuxuu kaloo yiri:”Ma geli doono Janno qofkii aan deriskiisu ka bad-baadin sharkiisa.”(muslim baa weriyey)

 

Nabiga(صلى الله عليه وسلم wuxuu kaloo yiri:”Muslim waa qofkii ay muslimiintu carrabkiisa iyo gacatiisa ka nabad galaan”.(Bukhaari baa weriyey)

 

Nabiga  (صلى الله عليه وسلم) wuxuu kaloo yiri:”Qofkiin ma rumayn(rumeyn dhan) jeer uu walaalkii la jeclaado waxa uu naftiisa la jecel yahay”.(muslim baa weriyey)

 

 Nabiga (صلى الله عليه وسلم) wuxuu kaloo yiri:”u`miniintu gacaladooda iyo isu diir naxooda waa sida jirka aadanaha, oo haddii uu il ka jirrado kulligii jirrado, haddii uu madaxa ka jirradana kuligii jirrado” (muslim baa weriyey)

 

Nabiga (صلى الله عليه وسلم) wuxuu kaloo yiri:”Xiriirka walaaltinnimo ee ka dhexeysa labo Muslim waa sidii dhis qaarba xajiyo qaarka kale.”(waxaa weriyey Bukhaari iyo Muslim)

 

Nabiga(صلى الله عليه وسلم wuxuu kaloo yiri:” (Ha u haynina nacayb qof muslim ah, oo ha xasdina, oo ha u duwina dhabarka muslim, oo addoommada Alloow walaalo ahaada, qof muslim ah uma bannaana inuu caro iyo ciil kaga maqnaado(ka aamuso) walaalkii in ka badan saddex maalmood. (Bukhaari baa weriyey)

 

Nabiga (صلى الله عليه وسلم) wuxuu kaloo yiri:”Muslimku qofka muslim ahi waa walaalkii oo ma dulmiyo mana gacan geliyo oo ma hagrado, qofkii walaalkiis u sahla muraadkiisa, Alle baa u sahla isagana danta iyo muraadkiisa,qofkii qof muslim ah kurbo ka faydana, Alle baa ka faydi doonakurbo ka mid ah kurbooyinka Maalinta Qiyaamaha, qofkii qof muslim ah u ceeb asturana Allaa u ceeb asturi doona maalinta Qiyaamaha. (waxaa weriyey Bukhaari iyo Muslim)

 Nabiga (صلى الله عليه وسلم) wuxuu kaloo yiri:”U muujiya naxariis waxa waxa dhulka jooga kan cirka jiraa(waa Allaah) ha idiin naxariisto`e.”(Abuu Daa´uud, Tirmidi)

 

(La soco qaybaha dhiman,  haddii Rabbi idmo)

 

Bahda waaniye.com

 

 

 

Copyright © 2006 waaniye.com
Waaniye.com