Xasuusin :Soomida Bisha Shacbaan.

Home

Quran

Tafsiir

Duruus

Muxaadaro

Contact Us

 

Menu

   Home

  Quran

  Tafsiir

  Duruus

  Muxaadaro

  Contact Us

Current Stats                  

Total Visits:    

Online Visitors:

 

 

   Dr  Yusuf Marshaale

  Suaalo iyo Jawaabo Diini Ah

  Suaalo & Jawaabo Cafimaad

  Xikmad

 Waano

  Maqaalo

  Caqiido

  Caruurta

  Muxaadaro Qoraal ah

  Xadiis

Maxaa Cusub?

Soomida Bisha Shacbaan
  Waxaa Qoray Bahda Waaniye.
---------------------------------

 
Ma is miisaan tay ?
 Waxaa Qoray Abii Cubeyda.
----------------------------------

 
Waano Qeybtii 10aad
  Waxaa Qoray Bahda Waaniye.
-------------------------------

 

Waydiimo iyo Wercelino ku Saabsan Caafimaadka

XANUUN IGA HAYA
CALOOSHA

  WALAAL WAXAAN AHAY HAWEENAY........

---------------------------------

 

Dhanjafka
 waxaan doonayaa inaad iiga jawaabto..

----------------------------------

 

Hormoonadaada u baahay
  walaal waxaan ahay haweenay soomaliyeed...

-------------------------------

 

LINKS

  Hay'adda Kafaalo

  Waaniye

  Aflax.net

  Somalisunnah

  Kulannet

  Boqolsoon

  Islamway

  Sultan.org

  Duruus.com

  Axaadiis

  Hanuun

 

Copyright ® 2006
Waaniye.com
All Rights Reserved

Maxaad jeceshahay in lagu soo kordhiyo Waaniye.com?

Caqiido.
Xikmad.
Maqaalo.
Waano.

View Result

Tafsiirka Quraanka

 Horudhac & Fatixa            Baqara1-16                    Baqara 17-34                     Baqara 34-57              Baqara 57-70      

... More >> Riix Halkan

 

   Xadiis

10-Abuu Hurayrah (A.K.R) wuxuu yiri: Nabigu (S.C.W) wuxuu yiri: ´´Alle weyne kor ahaaye, wuu ku qoslaa labo nin oo midkooda hore kan kale dilay labaduna jannada wada gali doonaan (dhimashadooda kaddib). Midkood oo horay loodilay isagoo jidka Alle u diriraya jannadii buugalay. Markaa kaddib, buu Alle u naxariisanayaa kii wax dilay kaa oo gali Islaamka, oo u diriri jidka Alle oo loo dilayana (sidaana isna jannada kugalaya). Bukhaari iyo Muslim)

Muxaadarooyin

Fadliga Quraanka    Fadliga Sabarka     Maalinta Qiyaamo     Maxaa Xigga Geerida Gabdhaha Suuban Tarbiyadda Caruurta Manhajka Allaah Walaaltinimada         Qisadii Nabi Yusuf cs 1 Qisadii Nabi Yusuf cs 2 

Muxaadarooyin

Qiimaha Adduunka     Nafta iyo shahwaad-  Nafta iyo shahwaad- 2Dumarkii lagu sheegayQabiilka & Qabyaalada

Ku sugnaanta DiintaNolosha dhabta ahWanaaga Diinta  Naftaadda miizaan 


 

 

| 00 | 01 | 02 | 03 | 04 | 05 | 06 | 07 | 08 | 09 | 10 |

           Waano (Qeybtii 6aad) 

        Waxbarasho iyo barbaarin

           

Weli waxaan ku jirnaa Axaadiistii rasuulka (صلى الله عليه وسلم) ee ku saabsanayd

waxbarashada iyo barbaarinta .

 

Nabiga (صلى الله عليه وسلم) wuxuu kaloo yiri:”Ma, aha mu`min dhan, qof dherga iyadoo deriskiisa ku xigaa baahan yahay.”(Bayhaqi)

 

Nabiga (صلى الله عليه وسلم) wuxuu kaloo yiri:”Caayiddda qof mu`min ah waa faasiqnimo, diliddiisuna waa gaalnimo.”(Bukhaari)

 

Nabiga (صلى الله عليه وسلم) wuxuu kaloo yiri:”Wixii dadka dhibaya oo dhabbada laga leexiyo waa sadaqo.”(Bukhaari iyoMuslim)

 

Rasuulku (صلى الله عليه وسلم) wuxuu asxaabta ku boorin jiray dhinaca wax bixinta, oo wuxuu yiri:”Sadaqadu waxay gefafka u demisaa sida biyuhu dabka u damiyaan.”(Axmed,Tirmidi,Ibnu maajah).

 

Nabiga ( صلى الله عليه وسلم) wuxuu kaloo yiri:”Qofkii qof muslim ah gaajo ka soora wuxuu Alle ku soori doonaa, miraha Jannada,Muslimkii qof muslim ah harraad ka waraabiyana, Alle wuxuu ka waraabin doonaa Miid Aabburan(waa cabitaan Jannada lagu cabo).”

 

Nabiga ( صلى الله عليه وسلم) wuxuu kaloo yiri:”War Naarta iska xijiya xataa timir jeexeed, haddii aadan heli karinna kula hadla dadka hadal iyo kalmad wanaagsan) (Bukhaari)

 

Dhinaca kalana wuxuu Nebigu ( صلى الله عليه وسلم) dadka si aada ugu boorrin jirey inay dhowrsadaan, oo iimaan yeeshaan oohanqal taagga iyo baryada iska daayaan isagoo ku waanin jiray fadliga samirka iyo iimaanku leeyahay, wax waydiisigana wuxuu ku tilmaami jirey inay qofkeeda wejigiisa dubka ka qaado, oo uu la mid yahay mar kastoo uu tuugsado qof wejigiisa  xaganaya oo xungurufanaya. (Fiiri Abuu Daa,uud, Tirmidi,Nisaa`i,Ibnu maajah).

 

Wuxuuna si duruuri ah ugu banneeyay wax weydiisiga qof dani hayso oo ka fursan waayey, inta uu dantaas ka helayo oo kaliya. Wuxuu kaloo uga warrami jiray cibaadooyinka iyo waxa ay Alle agti fadli iyo ajar iyo sawaab ku leeyihiin. Wuxuu si toos ah ugu xiri jirey waxyiga samada ka soo degaya, oo Qur`aanka oo cusub buu ku akhriyi jiray, oo ay akhrinsan jireen si ay u dareemaan xilka saaran ee laga doonayo. Sidaasuu Rasuulka ( صلى الله عليه وسلم) asxaabta niyadooda iyo dhaqankooda u dhisi jiray oo kor ugu qaadi jiray, oo ugu abuui jirey han sarreeya iyo habsami wanaagsan jeer ay noqdeen  sawir tusaale ah oo fiinta u sarraysa saaran, oo u sita wixii taariikhda  aadanaha lagu soo arkay oo Nebiyada ka soo haray.

 

(La soco qaybaha dhiman,  haddii Rabbi idmo)

  Bahda waaniye.com 

 

 

 

Copyright © 2006 waaniye.com
Waaniye.com