Xasuusin :Soomida Bisha Shacbaan.

Home

Quran

Tafsiir

Duruus

Muxaadaro

Contact Us

 

Menu

   Home

  Quran

  Tafsiir

  Duruus

  Muxaadaro

  Contact Us

Current Stats                  

Total Visits:    

Online Visitors:

 

 

   Dr  Yusuf Marshaale

  Suaalo iyo Jawaabo Diini Ah

  Suaalo & Jawaabo Cafimaad

  Xikmad

 Waano

  Maqaalo

  Caqiido

  Caruurta

  Muxaadaro Qoraal ah

  Xadiis

Waydiimo iyo Wercelino ku Saabsan Caafimaadka

XANUUN IGA HAYA
CALOOSHA

  WALAAL WAXAAN AHAY HAWEENAY........

---------------------------------

 

Dhanjafka
 waxaan doonayaa inaad iiga jawaabto..

----------------------------------

 

Hormoonadaada u baahay
  walaal waxaan ahay haweenay soomaliyeed...

-------------------------------

 

LINKS

  Hay'adda Kafaalo

  Waaniye

  Aflax.net

  Somalisunnah

  Kulannet

  Boqolsoon

  Islamway

  Sultan.org

  Duruus.com

  Axaadiis

  Hanuun

 

Copyright ® 2006
Waaniye.com
All Rights Reserved

 

Tafsiirka Quraanka

 Horudhac & Fatixa            Baqara1-16                    Baqara 17-34                     Baqara 34-57              Baqara 57-70      

... More >> Riix Halkan

 

   Xadiis

10-Abuu Hurayrah (A.K.R) wuxuu yiri: Nabigu (S.C.W) wuxuu yiri: ´´Alle weyne kor ahaaye, wuu ku qoslaa labo nin oo midkooda hore kan kale dilay labaduna jannada wada gali doonaan (dhimashadooda kaddib). Midkood oo horay loodilay isagoo jidka Alle u diriraya jannadii buugalay. Markaa kaddib, buu Alle u naxariisanayaa kii wax dilay kaa oo gali Islaamka, oo u diriri jidka Alle oo loo dilayana (sidaana isna jannada kugalaya). Bukhaari iyo Muslim)

Muxaadarooyin

Fadliga Quraanka    Fadliga Sabarka     Maalinta Qiyaamo     Maxaa Xigga Geerida Gabdhaha Suuban Tarbiyadda Caruurta Manhajka Allaah Walaaltinimada         Qisadii Nabi Yusuf cs 1 Qisadii Nabi Yusuf cs 2 

Muxaadarooyin

Qiimaha Adduunka     Nafta iyo shahwaad-  Nafta iyo shahwaad- 2Dumarkii lagu sheegayQabiilka & Qabyaalada

Ku sugnaanta DiintaNolosha dhabta ahWanaaga Diinta  Naftaadda miizaan 


 

 

| 01 | 02 | 03 | 04 | 05 | 06 | 07 | 08 |

          

Xikmad(QEYBTII 6AAD)             

      
 Xikmad qaybta 6aad 
 
Dardaarankii Luqmaan wiilkiisa u dardaarmay
 
 
 1-Luqman wuxuu wiilkiisa u dardaarmay, dardaaran qiimo gal ah oo Alle Qur`aanka kariimka ah noogu sheegay. Wuxuu yiri Luqmaan : Wiilkaygiiyoow Illaahey ha u shariig yeelin shirkigu dulmi cad  weeyee ,wiilkaygiiyoow Salaadaha oog oo Samaanta far, xumaantana reeb oo ku sabir wixii ku asiiba, arrimahaasi waxay ka mid yihiin kuwa la mahdiyee. Dadka ha u buurin afka adoo daanka u duwaya, dhulkuna isqaad qaad ha ugu socon Alle ma jecla mid kastoo is qaad qaada iyo faan badan. Socodkaaga wanaaj, codkaagana gaabi,(ogowna) cod waxaa ugu fool xun kan dameeraha.
 
 
2-Sida kusoo aroortay kitaabka magaciisa layiraahdo MUFIIDU ADDAALIBIIN ee asaguna kaydiya xigmadaha ay dadkii hore yiraahdeen. Waxaa jirtay in nin kamid ahaa raggii hore uu yiri " Wax walba oo aan arko waxbaan ka faa'iidaystaa oo aan kabartaa", markaasaa raggii lajoogay waxay yiraahdeen, waayahaye haddii xaalkaagu saasyahay noosheeg waxa aad kafaa'iidaysatay ood kabaratay xayawaanka kala ah DAANYEERKA, TUKAHA IYO EYGA?.
Wuxuu ku jawaabay ninkii :
~ Daanyeerka waxaan kabartay feejig-naantiisa, iyo sida uu u ogyahay waxa kadhacaya hareerihiisa.

~ Tukaha waxaan kabartay Kallahaadda waabari iyo in aan udhaqaaqo danaha aan leeyahay.

~ Eyga waxaan kabartay sida uu ujecelyahay sayidkiisa(qofka leh), taasina waxay ugu dhiiri gelisay inaan jeclaado dadkayga iyo qaraabadayda.
 
Faa'iido kale:
Waxaa kale oo laweriyaa, in laga qaadan karo darsi, laba xayawaan oo taagdaran laakiin dhaqankoodu cajiib yahay, waana aboorka iyo quraanyada. Waxaa layiri labada darsi ee laga qaadan karaa waa sida ay isugu duuban yihiin, iyo sabirkooda, taasoo usahashay inay qabtaan hawl aad uweeyn oo dadka kafajicisa, sida dhisidda dudumaha, reer koofureedkuna waatan ay kumaah-maahaan QURAANJO ARUURTAY BULAC WAA JIIDAA !..
 
 
Wabillaahi attoowfiiq.
 

 

Fiiro gaar ah: Xigmad ninkii rabaa wuxuu aad uga cabbi karaa labada ceel oo kala ah AL-KITAAB WASSUNNAH.

 

 

 

Bahda Waaniye.com

 

 

 

 
Copyright © 2006 waaniye.com
Waaniye.com