Home

Quran

Tafsiir

Duruus

Muxaadaro

Contact Us

 

Menu

   Home

  Quran

  Tafsiir

  Duruus

  Muxaadaro

  Contact Us

Current Stats                  

Total Visits:    

Online Visitors:

 

 

   Dr  Yusuf Marshaale

  Suaalo iyo Jawaabo Diini Ah

  Suaalo & Jawaabo Cafimaad

  Xikmad

 Waano

  Maqaalo

  Caqiido

  Caruurta

  Muxaadaro Qoraal ah

  Xadiis

Waydiimo iyo Wercelino ku Saabsan Caafimaadka

XANUUN IGA HAYA
CALOOSHA

  WALAAL WAXAAN AHAY HAWEENAY........

---------------------------------

 

Dhanjafka
 waxaan doonayaa inaad iiga jawaabto..

----------------------------------

 

Hormoonadaada u baahay
  walaal waxaan ahay haweenay soomaliyeed...

-------------------------------

 

LINKS

  Hay'adda Kafaalo

  Waaniye

  Aflax.net

  Somalisunnah

  Kulannet

  Boqolsoon

  Islamway

  Sultan.org

  Duruus.com

  Axaadiis

  Hanuun

 

Copyright ® 2006
Waaniye.com
All Rights Reserved

Tafsiirka Quraanka

 Horudhac & Fatixa            Baqara1-16                    Baqara 17-34                     Baqara 34-57              Baqara 57-70      

... More >> Riix Halkan

 

   Xadiis

10-Abuu Hurayrah (A.K.R) wuxuu yiri: Nabigu (S.C.W) wuxuu yiri: ´´Alle weyne kor ahaaye, wuu ku qoslaa labo nin oo midkooda hore kan kale dilay labaduna jannada wada gali doonaan (dhimashadooda kaddib). Midkood oo horay loodilay isagoo jidka Alle u diriraya jannadii buugalay. Markaa kaddib, buu Alle u naxariisanayaa kii wax dilay kaa oo gali Islaamka, oo u diriri jidka Alle oo loo dilayana (sidaana isna jannada kugalaya). Bukhaari iyo Muslim)

Muxaadarooyin

Fadliga Quraanka    Fadliga Sabarka     Maalinta Qiyaamo     Maxaa Xigga Geerida Gabdhaha Suuban Tarbiyadda Caruurta Manhajka Allaah Walaaltinimada         Qisadii Nabi Yusuf cs 1 Qisadii Nabi Yusuf cs 2 

Muxaadarooyin

Qiimaha Adduunka     Nafta iyo shahwaad-  Nafta iyo shahwaad- 2Dumarkii lagu sheegayQabiilka & Qabyaalada

Ku sugnaanta DiintaNolosha dhabta ahWanaaga Diinta  Naftaadda miizaan 


 

 

| 01 | 02 | 03 | 04 | 05 | 06 | 07 | 08 |

          

 
Xikmad(QEYBTII 8AAD)             

 

Tusaale ku saabsan Sabirka(samirka)

 

 

 Cabdullaahi bin Cabbaas ayaa maalin isagoo fuushan rakuubkiisa waxaa u yimid nin oo ku yiri:Illaahay ajar badan ha kaa siiyee wiilkaagii Waa dhintay, Ibnu Cabbaas inta soo degtay ayuu labo rakcadood tukaday,markii uu salaaddii dhameeyay ayuu ninkii ku yiri: Waan kula yaabay Cabdulaahiyoow!! Waxaan kuu sheegay wiilkaaga dhimashadiisa adna salaad ayaad ku jawaabtay? Ibnu cabaas wuxuu ku yiri: War miyaadan Akhrin Hadalkii Illaahay ee ah:

 

 íóÇ ÃóíøõåóÇ ÇáøóÐöíäó ÂãóäõæÇú ÇÓúÊóÚöíäõæÇú ÈöÇáÕøóÈúÑö æóÇáÕøóáÇóÉö Åöäøó Çááøåó ãóÚó ÇáÕøóÇÈöÑöíäó

 

 ( Kuwa (xaqa)rumeeyoow kaalmaysta Samir iyo Salaad.Run ahaantii, Alle wuxuu la jiraa kuwa samree”.

Al-baqarah aayadda 153

 

 

 

Intaan Arkay Qofkii u xikmad badnaa.

 

 

Nin Aliskandar la oran jiray ayaa wuxuu soo maray magaalo ay isaga dambeeyeen maamulkeeda toddaba boqor oo is dhalay, Markii uu dhintay kii ugu dambeyey ayay dadkiisii yiraahdeen: Boqorradii todobada ahaa firkooda cidi maka joogtaa? Waxay yiraahdeen haa oo waxaa jira nin qabuuraha booqda maalin kasta.

 

Ninkii Aliskandar wuxuu raadiyey ninkii markii uu helay wuxuu ku yiri: Maxaad Qabuurah ka doontaa? Wuxuu ugu jawaabay: Waxaan doonayey inaan kala sooco lafihii boqorrada iyo kuwii addoontooda, waxaan arkay in ay isku mid yihiin.

 

 Ninkii Aliskandar wuxuu kaloo ku yiri Ma i raacaysaa oo ma kuu soo celiyaa boqortooyadii aabbayaasha iyo sharaftoodii? Wuxuu ugu jawaabay:Haddii aad ii balan qaadaysid dantayda waan ku raacayaa, wuxuu ku yiri maxay tahay dantaadu? Wuxuu ku jawaabay Waa nolol aan aan dhimasho lahayn, dhalinyaranimo aan aan gaboow lahayn, hodantinnimo aan faqri lahayn iyo Farxad aan murugo ka dambeyn.

 

Ninkii Aliskandar wuxuu ku jawaabay: Ma awoodo arimahaas, ninkii wuxuu ku yiri hadaba iga tag arrintaas ciddii awoodda ayaan ka doonayaaye. Aliskandar wuxuu yiri: ninkaas ayaa u xikmad badnaa intaan dad arkayey.

 

 

 

 

Fiiro gaar ah: Xigmad ninkii rabaa wuxuu aad uga cabbi karaa labada ceel oo kala ah AL-KITAAB WASSUNNAH.

 

 

 

 

                     Bahda Waaniye.com

 

 

 

 

 

 
Copyright © 2006 waaniye.com
Waaniye.com